Ahlusuna oo Amaro Culus Kusoo Rogtay Ganacsatada Gobolada Dhexe

Hogaamiyaha Maamulka Ahlusuna Waljameeca Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in Xoog lagu socod-siin doono Lacagta Shillinka Soomaaliga nuuca Lagu Sameeyo deegaanada Puntland oo dhawaan laga diiday Gobalada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Sheekh Axmed Shaakir ayaa soo dhaweeyey heshiis ganacsatada Gobalada Dhexe ay la galeen Maamulka Puntland ka dib kulamo ka dhacay Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ee Gobalada Bari iyo Nugaal,asagoo sheegay Heshiiskaas laga dhaqan galin doono Magaalooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Gura-ceel ee Gobalka Galgaduud.

Ugu danbeyntii Hogaamiyaha Ahlusuna ayaa ugu baaqay Ganacsatada in kaalin muuqata ka qaataan Socod siinta lacagta Shillinka Soomaaliya Nuuca sooo Daabacay Maamulka Puntland oo Maalmihii Danbe muran Xoogan ka jiray.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII