Al-Shabaab Oo Weeraray Deegaanka Bacaadweyne Ee Gobolka Mudug

Wararka laga helayo Koonfurta  gobolka Mudug ee mamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weeraraeen deegaankaas oo ay ku usgan yihiin Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.

Dadka deegaanka qaarkood  ayaa  sheegey in daagal culus uu Al-Shabaab iyo ciidamada Galmudug ku dhexmaray inta u dhaxeysa jirada Camaara iyo deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,waxana lagu soo waramayaa in haatan Ciidamada labada dhinac ee Al-Shabaab iyo kuwa Galmudug ay wadaan dhaq dhaqaaqyo,iyada oo laga cabsiqabo in ay markale wada dagaalamaan.

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII