Axmed Madoobe Oo Amar Ku Bixiyey In La Soo Xiro Ciidamo Ka Tirsan Maamulkiisa

0

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kadib kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qodobadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Jubbaland ku qaadeen Xarunta Ciidanka Nabadsugida Jubbaland ee ku taalla Magalada Kismaayo.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo kulan ka hadlay ayaa waxa uu amar ku bixiyay in la xiro Ciidamo ka tirsan Daraawiishta jubbalanka oo ku sheegay in weerar ay ku qaadeen xarunta Ciidamada nabadsugida jubbland,waxa uu sheegay in halkaasi ay kala baxeyn Askari ayaga ka tirsan,kadiba halkaasi uu ka dhacay dagaal.

Waxa uu sheegay in qaar ka mid ah Askartaas xiranyihiin ,isla markaana sharciga la marsiin doono.

Ugu dambeyn waxaa haatan Wararka aan heleyno ay sheegayaan in xal laga gaaray khilaafkii ka dhashay weerarkii lagu qaaday Xarunta Ciidanka Nabadsugida Jubbaland ee Magalada Kismaayo.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here