Baarlamaanka Dalka Etoobiya oo qorsheyneyso in magaca kilimada madaxdooda laga badalo iyo Maaluka Tigireyda oo ku hanjabay in uu ka goayo Etoobiya inteeda Kale

0

 

 

Dalka Etoobiya oo in muda ahaa dowlada ku dhisneyd nidaamka awooda dowlada dhexe ayaa waxii ka danbeeyey awooda dalkaasi la wareegeen Nidaankii Tigireeda ayaa dalka u kala qeybiyey Qoomadiyo taa oo keentya dalkaa oo u baran nidaam Federaal ah dhib weyn ku keento iyo Colaad aan dhamaan

Maamulkii talada laga Tuuray ee Tigareyda ayaa Etoobiya iyo Soomaliya u sameeyey Maamul Goboleyda ku dhisan qoomiyado taa oo keentay in habacsanaan ku dhacdo labada dal dowlada dhexe

Maal mahaan ayaa dood waxaa ka keenay Baarlamaanka Federaalka Etoobiya in Kilimada madaxweyna yaashooda magaca madaxweyne laga badalo magac kale loo bixiyo oo aan aheyn kan hada lagu maamuuso

Waxaana doodaasi siweyn u daneynayo Dowlada hada jirta oo qabto xataa in la baabiyo nidaamka qoomiyada ku dhisan ee Kilimada oo hada dhib weyn ka taagan yahay

Dowlada hada jirta ayaa hada wado maamuul fur furan iyo Ganacsiga xorta ah waxaana hada Etoobiya u muuqataa mid dhaqaalaheyda sare u sii kacayo xurna ka dhigeyso ganacsigii xir xirnaa ee shaqsiyaadka gacanta ku hayeen

Dhanka kale qoomiyada Tigireyda ayaa xiligaan waxaa saaran cadaasi xoogan oo aad weyn ka dib markii shaqsiyaad danbi loo heysta maxkamad amartay in la soo qabto ay diideen in ay soo dhiibaan taa oo keentay in la go doomiyo ,waxay keentay in Kilinka qoomiyada Tigireeda ku Hanjabto in ay Ku dhawaaqo doonta in ay ka goaan Etoobiya inteeda kale

Si kastaba ha ahatee Maamulada Federaalka ee ka jira Etoobiya iyo Soomaliya ayaa ah mid cuuryaamiyey labadq dal kuna keenay dib u dhac weyn madaama federaalka uu yahay mid kor looga keenay ee aan ku imaan rabitaan

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here