Banaanbax weyn oo lagu taageeraayo wax qabadka Dowlada Xasan Kheyre oo gil gilay magaalada Muqdisho

Dibad baxyadii ka socday magaalada Muqdisho ee lagu taageerayay Waxqabadka Xukaamada NABAD IYO NOLOL ayaa si nabad ah ugu soo dhamaaday Muqdisho.

Dibad baxyadaan oo meela kala duwan pka socday ayaaa dhamaan dadka isugu soo baxay waxa ay isugu jireen Bulshada qeybaheeda kala duwan, waxa ayna wateen baar ay ku qoranyihiin halku dhigya ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan dowladda Soomaaliyeed.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay dalka gaarsiisay Horumarro la taaban karo tan iyo markii horaantii sanadkaan Madaxweyne loo Doortay Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo,

waxaana Horumaradaasi ay noqdeen Kuwa Bulshadu si aad ah ugu riyaaqday

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII