Biriq kusoo dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Baay iyo Khasaaro ka dhashay

0

 

 

 

 

 

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Kanaanax ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi ay biriq soo dhacday dad ku dhishay.

Saacadaihii lasoo dhaafay ayaa Roob waxa uu ka da’ayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Baay,waxaan biriqda ay sababtay geerida hal ruux iyo dhaawaca saddex qof oo kale sida ay Dayniile u sheegeen dadka deegaanka.

Sidoo kale dadka iyo duunyada ayaa ku diirsaday Roobkii halkaasi ka da’day,waxaana dadkii ku dhaawacmay biriqda loo sameeyay gurmad deg deg ah.

Gobolada qaar ee dalka ayaa waxaa haatan ka jirta Biyo la’aan baahsan iyo abaaro,isla markaana waxaa deegaano dhowr ah maalmihii la soo dhaafay laga tukanayay Salaad roob-doon ah.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here