Sticky: BISHAARO: Website Cusub oo ka duwan kuwii hore oo Hawada soo galay Waxaa lagu magacaabaa Alquraanonline.com.

0

Dhamaan waxaa lagu wargelinayaa bulshada Somaliyeed in hawada uu kusoo biiray Website afka Soomaaliga iyo afka English-ka wax ku qora si deg deg ahna usoo gudbinaya barida Quraanka maqal iyo muuqaal afka carabiyga iyo Soomaaliga iyo Axaadiista kala duwan.

Webkaan oo la magac baxay www.alquraanonline.com ayaa waxa uu yahay mid ay akhristayaashiisu ka heli doonaan warbixino kutaacaluqa diinta islaamka iyo barista qur.aanka arimaha diinta, dhaqanka islaamka iyo waxyaabaha dahsoon oo bulshada usoo bandhigi doono.

*Alquraan Online* waa Dugsi online ah oo aad ka baran karto culuunta Quraanka meel walba oo aad dunida ka joogto, Madarasada waxaa dhigta arday ku kanool dunida dafaheeda sida *USA* , *EUROPE,carabta,Africa, Asia,Australia* iyo Qeybo kamid ah Somaliya.

*Alquraan Online* wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka Quraanka kariimka iyagoo adeegsanaya qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba madrasadu waxay siinaysaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku.

Madrasada waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba heer kastaba bilow dhexdhexaad iyo dhameystir , waa fursad qaali ah ee ka faa,iideysi wacan.

*Maadooyinka laguu dhigi doono waa sidan soo socota:*

Xifdiga Quraanka Kariimka ah

Barashada Qiraa’ada Qur’aanka

Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga

Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka

Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)

Barashada Salaada iyo Axkaamteeda

Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka

Barashada Luuqada Carabiga

*Alquraan Online* is online learning programs that specifically address the needs of individual learners and the expectations of everyone with a stake in learner success. With years of experience , We offers a wide variety of innovative solutions spanning a multitude of program areas to empower 21st century teaching and learning. Our Vision is To read and write the book of Allah, providing a teaching assistant for every student, personalizing learning through the use of technology.

*Hoos Nagala soo xiriir*

*+252615636639*

zakimohamud@hotmail.com

Skype : *zaki_mohamud* *WhatsApp/Imo/viber*

+252615636639

+252615636639

*Shuruudaha Ardayga Looga Baahayn Yahay*

Waxaa aad mihiim u ah wakhtiga xiisadaha in la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg maamulka.

Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray. Waxa kaloo loo baahan yahay in waalidku ag joogaan ardayga inta casharka loo dhigayo haddii aan wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm .

Halkaan Hoose Ku Dhufo Si aad U heshid Macaluumaad dhameestiran

Is-diiwaan Geli

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here