Bishaaro bishaaro walaalkayga qurbajooga ahow baro quraanka adiga oo gurigaaga joogaama xafiiskaga/adiga iyo caruurtaduba

0

Bushaaro bushaaro walaalkayga qurbajooga ahow baro quraanka adiga oo gurigaaga jooga ama xafiiskaga/adiga iyo caruurtaduba

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga.
Galaasyaduna waxay kala yihiin:
1) Hingaad bilow ah
2) Quraan bilow iyo dhexdhexaad ah
3) Tafsiir bilow iyo dhexdhexaad ah
4) Axkaaam
5)tawxiid iyo tajwiidka quraanka
6)axaadiista rasuulka SCW
7)Sirada rasuulka SCW
Hadaba wixii faahfaahin ah kala xidhiidh skype
cinwaankiisu yahay : xiftul.quran.skype

Ama free viber/whatsAPP/imo;00252634414424

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here