Ciidamada Amniga oo Goor dhaw nin Ganacside Oo Kala Baxayn Dukaankiisa

0

 

 

 

 

 

 

 

wararka naga soo gaaraya degmada hiliwaa ayaa  waxay sheegayaan in Nin dukaanle ahaa oo siweyna looga yaqaano deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Hiliwaa in ciidamada sida gaarka ah u taba baran ee Alfagaruub oo ay ka wateen dukaankiisa lama oga halka ay la aadeen

inkastoo Ninkaan ganacsada ah lagu magacabaye Cabdisalaan faarax oo ku magac dheer Shilka

sida la ogyahay wali Macada u jeedka loo kaxeystay madaama uu aha nin Dukaanla ah oo siweyn looga yaqaano xaafadaaa

Howl galkaan oo aan geysan wax qasaaro ah ayaa laguso waramaya in suuqa laga dareemayo deganaasho iyadoo howlahii shaqada ay halkeyda kasii socodaan

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here