Ciidamada dowlada ayaa kabaxay deegaano katirsan Gobolka Sh/hoose

Gudoomiye ku xigeenka dhanka maamulka iyo Maaliyadda gobolka Shabeellaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in ciidamada dowladda Sababta ay degaanadaasi ay u tageen in aysan aheyn in ay ka sameystaan Saldhigyo.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in ciidamada dowladda ay kasoo baxeen inta badan degaanadii ay shalay tageen.

Waxaa uu sheegay in u jeedka howlgalkaasi uu ahaa in la burburiyo Saldhigyadda Al-Shabaab, islamarkaana ciidamada dowladda ay kusoo laabtaan Saldhigyadooda.

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka baxeen degaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose oo ay shalay Al-Shabaab kala wareegeen.

Ciidamada dowladda ayaa shalay howlgal ka bilaabeen degaano ay ku sugan yihiin Shabaab.

Shabaab ayaa sheegtay in ay gacanta ku hayaan degaanadii ay shalay la wareegeen ciidamada dowladda.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII