Ciidamada dowladda oo la wareegay degaanka Abal

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Goor dhow la wareegay degaanka Abal ee gobolka Bakool.

Degaanka Abal ayaa labadiisa dhinac , waxaa ku sugan ciidamada uu hoggaamiyo wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow iyo sidoo kale ciidamada Al-Shabaab oo dagaallamayay maalmihii lasoo dhaafay.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa  xaqiijiyay in hadda halkaasi ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda.

Al-Shabaab ayaa dhawaan weerar ku qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow oo mudooyin badan ku sugnaa degaankaasi.

Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa u gurmaday Sheekh Mukhtaar.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII