Ciidamada Kenya oo dil iyo dhaawac ka geystay Ceel-waaq

0

 

 

 

 

 

Ciidamada Kenya ayaa lagu waramayaa in dad shacab ah ay dil iyo dhaawac ugu geysteen degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo.

Dadka degaanka ayaa sheegaya in dhacdadaan ay timid markii labada qof oo watay Mooto Fekon ah si kusoo dhaceen goob ay ciidamadu ka sameysanyeen dhufeesyo.

Ruuxa dhaawaca ah ayaa loola cararay isbitaal ku yaalla gudaha magaaladda si xaaladiisa caafimaad oo xiligaasi liitadatay wax looga qabto.

Wali arrintaan kama aysan hadlin masuuliyiinta gobolka iyo degmada, kuwaasoo hoostaga maamul goboleedka Jubbaland.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here