Nabad sugida garoonka oo iska fogeeyey la shaqeynta shirkada SAHAL

Shacabka Soomaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho oo 27 sano la tacaalaayey siday nolol iyo  xukumad wanaagsan u heli la hayeen ee mareysa nolosheyda ayaa dhib xoogan ku qabo isbaaro u taalo shirkada Basaska Sahal ee sida qasabka ah lacag xoog leh uga qaado keenida eraboorka

Shiirkada Sahal ayaa  waxaa la shaqeeyaa ciidamada nabad suguda ee ka howgala KM 4 dhanka laga soo galo eraboorka kuwaa oo si qasab ah dadka ugu qasbo in ay u leexiyaan shirkada  Basaska Sahal taa oo qasab dadka ugu qaado 6 Usd ah laakiin markay gudaha shirkada galaan laga qadaa 10 usd qasab ah hadii kale adiga boorsadaada lugynayo masaafo dheer

Dadka dhoofayo ayaa isugu jira wayeel dad jiran qaar aan waxba heysan ayaa si qasab ah looga qaday qofkii 11 usd ah halka sharcigu yahay 6 usd halka 5 doolar loo qoondooyey ciidamada Nabad sugida

0

 

Mar aan u kuur galnay si wax ugu ogaano ayaa gaari soo wadanay oo Boorsoiyin saran yihiin waxaana na is taajiyey ciidamada amniga ee isbaarada jooga waxay na weydiyeen aqoonsi waana tusnay gaarigay bareen ku arkeen boorsooyinka  safarka  waxeyna nagu amreen in aan gadaal u laabano  oo Baska raacno waxaana markii ka keenay dacwad waxeyna noo direen masuulka heysta nabad sugida qeynta isbaarada KM4

Markaan masuulka u tagnayna waxuu nagu yiri amarkaan Farmaajo oo madaxweynaha dalkaa nagu qasbay anaga amar baan ku shaqeynaa ee Isbaarada waxay u taalaa Madaxweyne Farmaajo isaga ha ka qaado shacabka hadaba farmaajo shacabka muqdisho wanaagi ey ku soo dhaweeyen waxa ey noqotay wax uu u qabto daaye isbaaro in uu u dhigto airporka waa ayan daro hadaba muxuu dhamaa xasan qabyo farmaajo

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII