Ciidanka dowladda oo ka baxay degaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

0

 

 

 

 

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacaddihii ugu dambeeyay ka baxay degaano dhowr ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan dhanka xeebta sidda ay Risaala u xaqiijiyeen dadka degaanka.

Degaanada Ciidanka ay ka baxeen ayaa waxaa ka mid ah degaanka Dhanaane oo ka tirsan Gobolka Shabeelle Hoose, isla markaana dhaca  wadada xeebta ee isku xirta Muqdisho iyo Marka.

Ciidankaan ayaa bilihii ugu dambeeyay halkaasi ku sugnaa waxaana ay ka tirsan yihiin Ciidanka xoogga dalka ee qeybta 12-ka April.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidankaan ay ka cabanayaan mushaar la’aan, islamarkaana muddo afar bilood aysan helin wax xuquuq ah.

 

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here