Cosoble “Waa waajib maqaamka G/Banaadir”

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa waxa uu ka hadlay maqaamka Maamulka Gobolka Banaadir, oo maalmahan arrintiisu ay taagan tahay.

Waxa uu sheegay waajib in ay tahay helitaanka maqaamka uu leeyahay Gobolka Banaadir, taasina looga baahan yahay in cadeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Waxa uu sheegay in la kala qaadayo Gobolka Banaadir iyo Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, Gobolka Banaadirna dad gaar ah ay ka soo jeedaan.

Cali C/laahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay Gobolka Banaadir in ay ku nool yihiin Saddex Milyan iyo dad ka badan.

Dhanka kale Madaxweyne Cosoble ayaa sheegay in Soomaaliya ay qaadatay nidaam wanaagsan, kaasi oo ah mid wanaagsan, ahna mid dhexdhexaad ah.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII