Cudurada Aids-ka iyo kansar-ka iyo Hpytisic-ka iyo Baabasiir-ka oo daawo loo helay

0

Bulshada Soomaaliyeed oo 100%muslim ah 30-kii sano ee lasoo dhaafay waxay qayb ka ahaayeen dadka uu saameeyey cudurkaasi, AIDS-ku Soomaaliya waxa uu kasoo galay waddamada deriska la ah iyo qurbaha oo ay Soomaali badani ku nooshahay.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo dhacda koonfurta Soomaaliya waxaa laga helay dawo uu si rasmi ah qofka qaba cudurkaasi uga dawoobi karo.

Waxaa laga yaabaa in qofka akhriya qormadaan ay ka dhaadhici waydo xaqiiqada ah in cudurkii adduunka oo dhani u maaro la’aa in dawadiisa laga helay Kismaayo, hase yeeshee taasi waa xaqiiqo. waxaana dhegaysan doontaan codad laga soo duubay dad kala duwan oo laga daweeyey cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka.

Jaamac Xassan Faarax waa wiil dhalinyaro ah sanadkii 2012-kii ayuu ku dhacay cudurka AIDS-ku, sanadkii 2013-kii ayuu Kismaayo tegay isaga oo nolosha ka rajo dhigay balse nasiib wanaagsan waxa uu la kulmay Sheekh Maxamuud Bukhaari, Allaah naruuradiisa muddo saddex bilood ah ayuu uga dawoobay cudurkii uu muddada la liitay ee uu qabay.

01-May-2014-kii oo ahayd xilligii loo sheegay in uu si dhamaystiran uga bogsaday cudurka AIDS-ka ayaan ka qaaday waraysigaan.

Dhegayso waraysiga Jaamac Xassan Faarax

Maxamuud Yuusuf Cali waa mid kamid ah dhalinyada Soomaaliyeed ee Kismaayo ku nool labo sano ka hor waxaa laga helay cudurka AIDS-ka, isaga oo muddo sanad ah la dhibaataysan cudurka isla markaana ka rajo dhigay guud ahaanba qiimaha nolosha ayaa waxaa lala soo xiriiriyey Sheekh Maxamuud Bukhaari oo ah sheekh dawo dhaqameed iyo kitaabka Allaah dadka uga daweeya cudurka AIDS-ka iyo cudurro kale oo Cancerku ka mid yahay.

Wiilkaan oo hadda si dhamaystiran uga bogsaday cudurka AIDS-ka ayaan waraysi la yeeshay 10-April-2015, wuxuuna iiga warabay sidii uu uga dawoobay cudurka iyo marxaladahii kala duwanaa ee uu soo maray muddadii uu xanuunka qabay.

Dhegayso waraysiga Maxamuud Yuusuf Cali

 

Dadka uu cudurka AIDS-ka ka daweeyey Sheekh Maxamuud Bukhaari sidoo kale waxaa kamid ah Jaamac Maxamed Cali waa wiil dhalinyaro ah sanadkii 2014-kii isaga oo jooga magaalada Muqdisho ayuu helaalay cudurka AIDS-ka.

Isaga oo nolosha iska iloobay isla markaana dhimasho isku diyaariyey ayaa nin ay qaraabo yihiin waxa uu lasoo xiriiriyey Sheekh Maxamuud Bukhaari oo Kismaayo jooga dawo ayuu u bilaabay sheekhu, Allaah mahadiis muddo lix bilood ah ayuu kaga dawoobay cudurkii dilaaga ahaa ee AIDS-ka.

13-February-2016 ayaan waraysi qadka taleefanka uga qaaday isaga oo kusugan deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, wuxuuna iiga waramay marxaladahii uu kasoo maray cudurka iyo sida uu uga dawoobay ugu dambeyn.

Dhegayso waraysiga Jaamac Maxamed Cali

Marka laga soo tago cudurka Sheekh Maxamuud Bukhaari cudurada kale ee uu daweeyo waxaa kamid ah Cancerka gaar haana kan gala saablayda sida caloosha, minka dumarka, dhabarka iyo kala goysyada.

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magcaabo Faadumo kuna nool tuulada Jalam oo u dhow magaalada Garoowe ayaa kamid ah dadka uu Sheekh Maxamuud Bukhaari ka daweeyey cudurka Cancer-ka oo iyada uga dhacay minka.

Faadumo waxay gaartay her cudurka dartiis ay qaliin gasho oo la jaro qaar kamid ah makaankeeda balse nasiib wanaag waxaa daawo ay ku bogsatay siiyey Sheekh Maxmuud Bukhaari, aakhirkiina waxay ku laabatay reerkeedii iyada oo caafimaad qabta.

Khadiijo oo ay qaraabo dhow yihiin Faadumo ayaan ka waraystay sida uu ahaa xaalka Faadumo dhibaatooyinkii ay soo martay muddadii ay xanuusanayd iyo sida ay hadda tahay, waraysiga Khadiijo waxaan ka qaaday 30-November-2015.

Dhegayso waraysiga Khadiijo

 

Tirada dadka uu Sheekh Maxamuud Bukhaari ka daweeyey cudurada AIDS-ka, Cancerka Hebetates B iyo C ayaa gaaraysa ilaa 30 qof oo isugu jira qaybaha kala duwan ee dadka sida dumar, rag carruur iyo dad waa weyn.

Dadka aan waraysanay waa qayb loogu talo galay tusaale ee tirada dadka la daweeyey aad ayey u badan tahay.

Haddii aad faah faahin ama warbixin uga baahato xaqiiqada in dawada ADIS-ka iyo qaybo kamid ah Cancerka laga helay Kismaayo, Sheekh Maxamuud Bukhaari kala xiriir +252617361620 ama +252618350669, ama +252618392009.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here