Dad ku dhintay Raashin Macawino ah oo Degmada Kaxda lagu Boobay

Illaa Saddex Qof oo Labo ay Carruur tahay iyo Haweeney Waayeel ah ayaa ku dhintay halkaas,waxaana la sheegay in dadku ay jeereen.

Ciidamo Goobta joogay ayaa la sheegay in ay Rasaas Fureen,iyadoo Dadkii oo Cararaya ay dardareen Labada Carruurta ah oo mid uu jiro 8 Bilood iyo Hooyada Waayeelka ah.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda ayaa Radio Kulmiye u Xaqiijiyey in la boobay Raashin Gargaar ah oo loo qeybinayay dadka Barakacayaasha ah.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII