Dad ku sumoobay Hilib ay ku cuneen deegaano ka tirsan Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in 20 ruux ay ku sumooben Hilib ay cuneen degaano hoostaga Degmadaasi.

Dadka sumoobay ayaa waxa ay ku nool yihiin deegaanka Haraare oo ku yaalla duleedka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Balanbale ayaa KNN u Sheegay in   dadkaasi ay ku sumoobeen Neef Geel ah oo ay qasheen,isla markaana la geeyey Isbitaalo ku kala yaala degmooyinka Balanbale iyo Guriceel  oo dhamaantoioda kawada tirsan  Gobolka Galgaduud.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here