DEG DEG: Askari lagu dilay Caawa Magalaada Muqdishu

0

War naga soo garaaya Caawa ayaa sheegaya rag  ku hubeysnaa Bastoolada oo watay gaari yar in Caawa  Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya ku dileen nawaaxiga Isgosyka bakaaraha magaalada Muqdisho.

Askari la dilay ayaa marayey wadada waxaana la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Nabad sugida Soomaaliyeed.

Dad goobjoogayaal ah ayaa Shabakada dayniile  u sheegay in Raggii ka dambeeyay dilka Askarigaasi ay goobta isaga baxsadeen waxayna wateen gaari yar.

Welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Laamaha Ammaanka oo ku aadan dilkaasi.

Maalmihii dambe ayaa waxaa M/ Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka dhacayay dilal qorsheysan oo qaarkood loo geystay Askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here