DEG DEG: Dil Goor Dhaw ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Halka Nink Ku Libisan Dharka Ciidanak La Qabtay

0

 

 

 

 

Warka aan ka helnay mid ka mid ah goob jogaayasha la kulmay xiliga ay Ciidamada ammaanka ay Suuqa Bakaaraha ku tooganyeen sida uu inoo sheegay nin Burcad ahaa iyo nin kale oo xiran tuutaha Ciidankana waa ayna qabteen oo dhac gaysanaayay, kadib markii hawlo amni xaqiijin ah ciidanka suuqa ay ka sameeyeen maanta.

Sida aan la socono dowlada soomaaliya ayaa Maalmihii dambe ka war heleesay ganacsatada Suuqa Bakaaraha cabasho amnidaro ee xooggan in ay soo wajahday.

Goobta ninkaan lagu dilay waa agagaarka Daarta Maalin Taajir Suuqa Bakaaraha wuxuna ahaa mid dhib ku ah ganacsatada iyo dadka u imaanaya in ay wax iibsadaan suuqa bakaaraha dilkaan aya ah mid kusoo beegmay xili maalmihii lasoo dhaafay suuq bakaaraha cabsi xoogan ka jirtay.

Sikastaba ha ahaate waxay dowlada soomaaliya howl galisay ciidamo boolis ah oo gaaraya ilaa 3000 kun oo ciidan amniga magalaada muqdishu suga tani waxay soo dadajin karta in ay yaradaan tuugada iyo kuwa hortaagan shacabka ku ganacsada suuqa bakaaraha.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here