DEG DEG:-Dil ka dhacay Caawa Magalada Baladweyne

0

 

 

 

 

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa fiidkii waxay dil ka fuliyeen Baladweyne oo ah Xarunta gobolka Hiiraana waxayna ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Waaxda Maaliyadda Gobolka Hiiraan.

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cismaan Cali maadeey (Ganeey),waxana dilkiisa uu ka dhacay agagaarka Aargada Sheekh Xasan Barsame oo ka tirsan Xaafada Howl-Wadaag ee Magalada Baladweyne.

Dad ku sugan Baladweyne ayaa waxa ay Dayniile u sheegeen in dadkii ka dambeeyay dilkaas ay goobta ka baxsadeen,isla markaana Meydka Sarkaalka la dilay ay goobta ka qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa booliska Baladweyne.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here