DEG DEG: Masjid ku yaalo Magaalada Marko Oo Caawa lagu dilay Macalin dugsi

0

 

 

 

 

 

 

Sida ay sheegayaan wararka ka imanaayo Magaalada Marko Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Caawa lagu dilay macalin Dugsi oo siweyn looga yaqaano magaaladaasi

Macalinka la dilay ayaa lagu dhex toogtay masjid ku yaalo Xaafada Ruushka ee magaalada Marka dilka qofka geestay ayaa ka baxsday goobta sida ay sheegayaan dadka deegaanka dagan

Dilka ka dib ayaa sida caadada aheyd waxa goobta yimid Ciidamada Amniga kuwa oo goobta xiray meydkana ka qaaday masjidka

Sikastaba ha ahaate Dilka macalinka ka dib ayaa waxaa magaalada Marka la joojiyey isu socdka dadka iyo gaadiidka iyadoona socoto Baaritaan xoogan oo lagu baadi goobay shaqsiyaadkii ka danbeey dilka wali wax faahfaahin kama bixin laamaha amniga

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here