DEG DEG: Qarax ka dhacay Caawa Muqdisho

0

Qarax jugtiisa aya laga maqlay degmooyinka muqdishu sidoo kale wararka ayaa  sheegaya  in Qarax ahaa  Miino kaa oo goordhow ka dhacay Isgoyska Bakaaraha.

Sidda shabakada dayniile ay u xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa oo ahaa Miino ayaa ka dhacay meel u dhow Isgoyska bakaaraha ee Muqdisho, waxaana qaraxday miino la geliyay Goob qashin qub ah.

Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa meel ku dhow waxaa fadhiista Ciidanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ciidanka Booliska.

Dadka degaanka waxa ay xaqiijiyeen in aysan jirin Cid waxyeelo ay kasoo gaartay Qaraxaasi.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here