DEG DEG :Ra’iisul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay Weerarka Kismaayo

0

 

 

 

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Cambaareeyay weerarka wuxuushnimada leh ee ay argagixisadu ku qaadeen dadka aan waxba galabsan ee ku sugnaa hotelka Cascasey ee magaalada Kismaayo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan ehelada iyo qoysaska ay ka baxeen dadkii maanta ku shahiiday weerarka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidadamada Qaranka ee ku howlan soo afjaridda maleeshiyada argagixisada

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here