DEG DEG:- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo is casilay

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cirfiid ayaa is casilay, kadib kulankii maanta Golaha Wasiirada oo ay ku yeesheen Muqdisho, kaasi oo goor dhow soo gaba gaboobay.

Gen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid) Taliyihii Ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa booskiisa loo magacaabay Gen. C/wali Jaamac Xuseen Gorod.

Taliyaha cusub ee loo magacaabay xilka ayaa ahaa Col. Pilot ah, xilligii dowladdii Siyaad Barre, sidoo kale waxaa uu Wasiirka Dekedaha ka noqday dowladdii TNG-da ee uu hoggaaminayay C/qaasim Salaad Xasan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. yariisow) ayaa warbaahinta u sheegay labadan masuul in ay isku casileen arrimo shaqsiyadeed.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII