Dhacdo Lala Yaabo Oo Ka Dhacday Galkacyo

0

 

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay Haweenay guursan jirtay Haweenka kale iyada oo Nin isaga Dhigaysa, waxeyna isticmaali jirtay xubinta taranka oo gacan ku sameys ah.

Mid kamid ah haweenka ay furtay oo ka shakisay ineysan Nin aheyn ayaa Booliska ku wargelisay sidaas ayaana lagu qabtay markii baaritaano lagu sameeyayna waxaa la xaqiijiyay iney dumar tahay, Islaamo badanna ay soo furtay.

Magaceedu waa deeqo Cabdullahi Aadan 30 jir reer Mudug ah, heysatana laba cunug

Ciidamada Booliska Gaalkacyo Ee Galmudug Ayaa sheegen in ay Gacanta Ku Dhigeen Qof Dumar Ah Oo La Sheegay In Ay Mudo Badan Ku Qaraabanaysay Ninimo, Islamarkaana Guursatay Dumar Kale Iminkana Ay Qabtay Labo Ka Mid Ah Dumarkaasi.

Mid Ka Mid Ah Dumarkii Ay Guursatay Oo Ay Dhawaan Iska Furtay Ayaa gurigeeda Ka Dhaqaaqi Waysay Waxayna Dadka ka Agdhawi Sheegeen In Ay Sixir U Adeegsatay.

Naagtan ayaa lagu magacabaa Deeqo balse magaca ay nin ahaan u isticmaali jirtey ayaa ah Deeq, sida ay booliska sheegen.

Haweynedan dhacdadaan lagu soo eedeyay ayaa warbaahinta la horkeenay iyada oo qiratey in waxa lagu soo qabtey ay saxan yihiin.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here