Diyaarad Ku Dhacday Degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho maanta

Wararka naga soo gaaraya Degmada yaaqshid ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in Diyaarad Nuuca drown-ka ah ay ku  dhacday degmadaas.

Diyaaradaan ayaa ku dhacday Xaafadda Ceymiska Degmada yaaqshid ee Gobolka banaadir.

Diyaarada ayaa ku dul dhacday goob banaan ah oo kutaala waaxda 1-da Luulyo ama Ceymiska, Guryo ka sameysan Jiingado oo ka agdhawaa goobta ayaa qaar ka mid ah qasaaro aad u yar ka soo gaaray, Mana jiro wax qasare Nafeed ah oo ka dhashay.

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII