Dowalda hoose Ee Xamar Oo Xalay Burbrisay Gooba Ganacsi

0

 

 

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cusmaan Cumar (Yariisow) iyo masuuliyiin kale ayaa  goob joog u ahaa islamarkasne kormeeray meelaha ay ciidamada dowlada hoose ee Xamar ka wadeen bur burinta.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa howlgal bur burin ah xalay ka sameeyay qeybo kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho , waxa ayna ciidamada bur burinayeen sandaqaha laamiga dhinaciisa la dhigay.

Bur burinta sandaqaha iyo goobaha kale ee sharci darada ah ayaa maamulka gobolka Banaadir uga gon lahaa soo celinta bilicda Caasimada Muqdisho gaar ahaan laamiga Maka Al Mukarama.

sikastaba ha ahaate Maamulka Gobolka Banaadir ayaa horey sidan oo kale bur burin uga sameeyay wadooyinka magaalada Muqdisho qaarkood, waxaana maalmo kadib wadooyinka dib loogu soo celiyaa sandaqadihii iyo goobihii kale ee la bur buriyay.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here