Dowlada kenya oo Sheegtay In ay Kala bixi doona Ciidamada Ka jooga Soomaaliya

0

 

 

 

 

 

 

 

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Ciidankeeda ay kala baxeyso Soomaaliya laga billaabo Bisha July ee Sanadka soo aaddan waxayna ku sababeysay in aysan helin qarashaadki ciidanka looga tala galay in ay howl galaan .

Arrintan waxaa ay ka dhalatay kaddib markii dowladda Kenya ay Qaramada Midoobey weydisatay magdhowga Askarta uga dhintay Dagaalka ay kula jirto Al-shabaab ee Koofurta Soomaaliya.

Warbixin Maaliyadeed ay baahisay Wasaaradda Maaliyadda Kenya ayaa muujineysa in Qaramada Midoobey ay Kenya ku wargelisay in la dhimayo qiimaha Magdhowga Askarta Kenya ee Soomaaliya lagu dilay.

inkastoo wali Ā Lacagta ay Kenya ka dooneyso Qaramada Midoobey waxaa ay gaareysaa 8.5 Bilyan oo shilinka Kenya ah walina lama siin ciidanka waxayna ku tilmaamtay mid aysna aqbali karin maadama ay lacagahooda qaatan amisom inteeda kale.

Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey ayey ku sheegtay in Kenya ay siineyso Sh6.1Bilyan shilinka Kenya ah sanadkan,labada sano ee soo socotana lacagtaas la dhimayo

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here