Dowladaha Masar iyo Israaiil oo diiday in la daabul dhaawacyada reer Falastiin

Turkiya ayaa sheegtay in Masar iyo Israa’iil diideen in diyaradaheedu kudagaan say usoo qaadaan dhaawacyada Falastiiniyiintaa.

Dowlada  Turiga ayaa dooneysa in ay dalkeeda u daad gureyso dhaawac cul culus ee reer Falastiin kuwaa ay dhaawaceen ciidamada Israaiil

Dhawacaan  ayaa yimid  ka  dib markii  dowlada Mareykanka ay safaaradeeda u soo rartay  magaalada Barakeysan ee Qudus taa oo ka dhalatay caraweyn

Dowladaha  Carabta ayaa u muuqda  in ay taageersan yihii go aanka Mareykanka uu safaradiisa  ugu soo rarareen  magalada Barakeysan ee  Qudus iyadoona ay ku dhinteen carada ay ka qabeen Falastiiniyiinta 60 qof halka dhaawaca uu caga cageynayeey 3500 oo qof

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII