Dowladii dhalatay 8 Febaraayo 2017 maxay qalad leedahay hadaan qabiil lagu mucaradeynin

Waxaa dalka Soomaliya Soon maray burburka ka dib dowlada K M G ah kuwaa oo sida muuqata dowladnimada hanatay soo gaarsiiyey

Dowlad nidaamadii jiray wax badan ka badashay ayaa dhalatay taa oo qabatay wax badan oo dowladiii ka horeeyey qaban wayeen

Dowladii 8 Febaraayo dhalatay oo wax wanaagaan ah ay qabatay waxaa ka mid ah LA dagaalanka Musuq maasuqa iyo ciidama beeleedyadii. Dadka shacabkaa dhibka Ku haayey oo qoriga iyo macwista isku watay oo. Magaalada laga saaray taana waxay keentay in LA helo wax yar oo nabad ah yaraadana dhacii ay geesan jireen bareerka ahaa

Waxaa kale oo yaraaday. Qaraxyadii. Badnaa ee lmagaalada Muqdisho ka dhici jiray iyadoona. Gabi ahaanba LA waayey. Dilalkii joogtada. Ahaa loo. Geesan jiray. Xildhibaanada iyo xubnaha sar sare ee dowlada laakiin meesha waa muqdisho waxaataalo 114 taan  aqanaa kaa aqrisan maayo maxaa yelay wax ay 27 sank reer Muqdisho qabsan waayeen ayaa lagu qabtay wax ka year 10 Bil taana waa tan kuwaad oo wax walba oo wanaag ah ay dowadaan qabato si qaldan loogu badalo

Waxaa aad loogu amaanay dowladaan waa bixinta Musharaadka shaqaalaha dowlada bil waliba kuwaa oo aan horay u qaadan jirin bilooyin badan hadase taa laga gudbay

Waxaa wali so toos ah Mushaar u qaadan waa ciidanka xoogq dalka kuwaa iyaguna lagu sameynaayo tirakoob sax ah loona sameynaayo akoona qaas ah oo mushaarka loogu soon diro taa oo ka hor taagnayeen taliyaashooda oo iyagu isbar baryaaca. Ciidamada ka jira ka sameeyo dhaqaalo badan

Si kastaba ha ahatee wanaaga ay dowlada had a jirtaa sameysay dadka reer Muqdisho ma jeclo. Waxaa yeelay waa dad Ku bar baaray isbar bar yaac 27sano qabiilkana Ku bar baraay oo wax walboo wanaag LA qabtaa u badalo xumaan dowlad kastaana LA keeno mucaarad aan wax toosin kala hor yimaado waxaana dhihi karaa wanaaga ay. Qabatay dowladii dhalatay 8 Febaraayo 2017 waa mid loo mahadiyey

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII