Duqa Magaalda Muqdisho Mudane Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan oo xaflad sagootin ah u sameeyay Madxda Maamul Gobaleedyada.

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magaalda muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa sheegay in shirka amniga lagu go,aamiyay in si wada jir ah loola dagaalamo burcada dhaceysa kheyraadka alle uu dhex dhigay Badda Soomaliya.
Madaxda maamul gobaleedyada dalka ka jira marka laga reebo madaxweynaha maamulka koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa xaadir ku ahaa kulanka, sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayrre.

Munaasabadaan o ahayd mid lagu sagootinayay madaxda maamul gobaleedyada dalka ka jira kuwasi oo u yimid muqdisho shirka amniga islamarkaana lasoo xerayay shirka amniga Qaranka ayaa waxa uu ka dhacay aqalka dowladda Hoose ee Xamar.

Madaxweynaah maamulka Hirshablle Maxmaed Cabdi Waare ayaa hoosta ka xariiqay in madaxda dalka iyo kuwa maamul gobaleedyada ay qaadeen tilaabadii ugu horeysay oo ay kula wareegayaan amniga guud ee dalka.

Madaxweynaha maamulka galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Cambaareeyay in madaxda maamul gobaleedyada dalka ka jiraya ay ka go,antahay in ay isku furan dalka intiisa kale.

Sidoo kale Madaxda ka qayb gashay shirka ayaa soo jeediyay talooyin amni iyo mid ku aadan ka faa’ideysiga Khayraadka dalka ku jira.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII