Gabadhihii Ugu Horeeyay Ee Soomaali Ah Oo Dalka Turkiga Ka Furee Meel Lagu Qurixiyo Dumarka

0

Xaruntaan isquruxinta dumarka ee laga furay dalka turkiga taa ay furteyn gabadho soomaaliyeed ku oo lagu kala magaacaba Saabiriin Xasan Axmed iyo Fartuun sheekh adanĀ  Oo Ah Gabadho Soomaaliyeed oo taarikhda marki ugu horeesay Ka furto meel isqurxinta dumarka taas oo ay ku furtay magaalada Ankara Ee xafada Kislaay Taa oo ah baratamaha Magaalada

Baahida loo qabay in la helo xaruntaan cusub ee lagu magaacbo soomaali african sailon waxaana garab ku siiyey dad u dhashay dalka turkiga taasina waxay soomaalida ku caawineysa in ay helaan adeeeg lagu kalsoonan karo waxana loo diyaariyey shaqaalo qibrad u leh iyo agab looga tala galay shaqada.

Sikastaba ha ahaate Xaruntaan Loogu talagay qurxinta iyo dhalashooyinka iyo diyaarinta xafladaha waxayna shaqeyn doonta 24 saac taasi ayaa sababtay in aysna soomaalida aysan horey u sameesan xarunta nuucaan oo kale ah

 

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here