Galmudug Oo Nabadeyn Dhax dhigtay Beelo Ku Dagaalamay Galmudug

Wararka ka imaanaya magalaada dhuusa mareeb ayaa waxay sheegayaan Ciidamada Maamulka Galmudug ee ka hawlgala iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaas oo ku guulaystay inay xal nabadeed dhex dhigaan Maleeshiyo ku dagaalantay deegaan u dhexeeya degmooyinka Caabudwaaq iyo Dhuusamareeb.

Dagaalka ayaa wuxu u dhaxeeye Dad daga deegaanada Caabudwaaq iyo Dhuusamreeb kuwaas oo isku heestay qaab qabiil ayagoo isku adeegsanaye Maleeshiyo beeledyo kala daabacsan labada deegaan waxana suurta gashay in maamulka Galmudug dhax dhaxaadeyn.

Lama oga sababta dhabta ah ay isku heesteyn dadka wada dega Galmudug hase ahaate inta badan deeganadaan ayaa ah laf dhabarka Maamulka Galmudug.

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII