Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed oo lagu dhawaqay

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koomnfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekunaa, ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bisha soo socota lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Baydhabo.

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka kooban 27-xubnood, waxaana guddigan laga sugayaa in ay qaban qaabiyaan doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Magaalada Bayshabo ayaa lagu wadaa in 17-da bisha November lagu qabto doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana hada magaaladaasi ku sugan musharaxiin badan oo kursigaasi u tartamaya.

Halkan ka Akhriso Guddiga Doorashada ee la magaacabay

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here