Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Ka Digay In Ay Isku Milmaan Shaqada Hay’adaha Dowladda

 Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa sheegay in ay wnaagsan taahy in waaxyaha kala duwan ee dowladda Qof walba Shaqadiisa loo daayo islamarkaana aanan lagu faragelin.

Waxa uu sheegay in hadii ay dhacdo in ay isku milmaan  Xukuumada iyo Baarlamaanka islamarkaana Shaqadii Garsoorka ay Xukuumada faraha lagasho Shaqadii xukuumaddaan uu garsoorka faraha la galo aysan dadka Sooamaliyeed dhibaatada ka bixi doonin.

Waxa uu sheegay in dalkeena uu yahay mid barwaaqo ah islamarkaana aanu ka baahan nahay balse ay wanagsan tahay in Hay’ad walba oo ka tirsan dowladda ay si siman wax u qeybsadaan waaxda Garsoorkana ay qeyb ka noqdaan.

Hadalkaan ayaa Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi waxa uu ka sheegay munaasabad tababar loogu furayay Boqol ka mid ah Waaxda Garsoorka dalka oo shalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII