Gudoomiyaha Barlamaanka oo xil u magacaabay shaqsi kala shaqeyn jiray safaarada Turkiga

0

aliye kuxigeenkii hore ee Ciidanka Nabad sugida uu dhawaan xilka ka qaaday Madaxweyne Farmaajo.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa u magacaabay C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) in uu noqdo Lataliye sare oo katirsan Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’ada Nabad sugida Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ahaa saaxiibo aad isugu dhaw, waxa ayna labada masuul kasoo wada shaqeeyeen Safaarada Soomaaliya ku leedahay dalka Turkiga.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here