Gudoomiyaha Rugta Ganacsigu ma mudna mucaaradnimo waxa uu mudan yahay in lala shaqeeyo( Faallo

)
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Mudane maxamuud Cabdikariin Cali Gabeyre oo 9-3-2017 dib markale loogu doortay Inuu Hogaamiyo Rugta Ganacsiga waa masuul mudan in lala shaqeeyo waxaana xusid mudan 95% in Taageerada Ganacsatada uu heysto Masuulkaasi.
waxaa hadaba la yaab noqotay in mucaarradnimo aan sal iyo Raad toona laheyn inay Maalmahaan danbe ay caadeysteen Kooxo ganacsato ah kuwaasoo ka soo horjeeda Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Guoomiyahooda kuna eedeeyay wax qabad la aan.
Balse ishaa macalin ah Rugta Ganacsiga  Soomaaliyeed mudadii ay jirtay ee dib boork alooga jafay 3-3-2012 waxa ay ku talaabsatay Horumar Muuqda iyadoo gaarsiisay ganacsiga Soomaaliya.
Doorashadii 2 ee dhacday 9 Maarso 2017 ee lagu doortay Hogaanka Rugta ganacsiga Gudoomiye mudane Maxamuud cabdi cali gabeyre waa mid ay ka qeybgaleen Ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuw amaamul Goboleedyada Doorashadaasi oo kud hacday hanaan dimuqraadi ah.
Hadaba degdegu ma fiicna iyo mucaardnimada Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Hogaankiisa la doortay waxaan leenahay Ganacsatada Soomalaiyeed hiil iyo hoo la garab istaaga Hogaanka Rugta Ganacsiga oo ku yimid rabitaankiina
Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII