Gudoomiye Barlaanka Hirshabeele Cusmaan Barre oo Diyaarinaayo Mooshin Ka dhan Madaxweyne Waare

0

 

 

 

 

 

 

ilo wareedyo lagu kalsoon yahay aya inoo sheegaya in Xildhibaanada baralmaanka hirshabeele oo Mooshinka  ka wada Madaxweyne Waare ayaga oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar waxayna ku eedeeyay Madaxweyne Waare iyo Gudoomiye Cusmaan Barre xil gudasho la’aan iyo ku takrifal awoodeed iyo inay jebiyeen qodobo dastuuri ah.

Mooshinkan ayaa ah mid la doonayo in lagula xisaabtamo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle, waxa ayna Xildhibaanada wada mooshinka kulamo xasaasi ah ka wadaan magaalada Jowhar.

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa bilaabay diyaarinta mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed .

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa hada labaduba kuwada sugan magaalada Baladweyne ay u tageen xalinta xiisadii ka dhalatay xil ka qaadistii Gudoomiye Yuusuf Dabageed.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here