Haweeneey Ka Shaqeysa xafiiska Ra iisal wasaaraha Oo Gaarigeyda Loogu xiray Qarax

0

 

wararka aan heleyno aya tibaaxaya in Qaraxa ka dhacay xalay Saqdii dhexe xafada Ceel Hindi ee ka Tirsan Degmada Howlwadaag waxana laga maqlay nawaaxiga degmooyinka Howlwadaag iyo Hodana Gaariga aya yiilay hooyga haweeneyda lagu magacaabo Falis gaarigeeda sida la sheegaya Qaraxa ayaa horey  loogu soo xiray walxa Qarxo wuxu ku qarxay gaariga hooyga Guduhiisa

gabadha gaariga qaraxa loogu xiray aya lagu magacaaba Falis oo ka shaqeysa Xafiiska Ra iisal wasaaraha iyadoona qaraabo dhow la ah gudoomiyahii hore degmada Dayniile Cabdi wali

Qarax oo ka dhaxay xaafada Ceel hindi ee degmada Howl wadaag ayaan jirin wax qasaaro ah uu geystay marka laga reebo Gaariga oo bur bur xoogan uu soo gaaray

Sikastaba ha ahaate dhawanahaan ayaa aad usii badanaayo baaburta lagu xiro qaraxyada kuwaa oo inta badan lala beegsado dadka dowlada u shaqeeya wali ma jiraan wax ka hadlay qaraxa dhacay xalay

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here