Hodan Neelaaye Iyo saygeedii oo kuwada dhintay Qaraxii iyo Weerarkii ka Dhacay Magaaladda Kismaayo.

0

 

 

 

 

Hodan Naaleeye iyo Saygeeda ayaa la Xaqiininayaa in ay ka Mid ahaayeen Dadkii Caawa lu Dhintay Qaraxii iyo Weerarkii ka Dhacay Magaaladda Kismaayo.

Faahfaahin Iyo Warar Dheeraad ah ayaa ka soo Baxaya Qasaaraha ka dhashay Werarka ismiidaaminta Ku Bilowday ee lagu Qaaday mid ka mid ah Hoteeladda Caanka ah ee ku yaala Magaaladda Kismaayo.

Maleeshiyadda Alshabaab ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarka Qaraxyadda Ismiidaaminta ah iyo Midka Toos ah ee ay ku Qadeen Hotel Madina ee Magaaladda Kismaayo.

Dabaraani Media Inc

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here