Hooyo Soomali ah iyo Wiilkeeda oo Darbi Jiif Ku ah Magaaladda London

A day in the life of a homeless Somali Mother and son, who have lived on a bench outside Tooting Library, London, since 2014.

Wargeyska Dailymail oo kamid ah wargeysyadda  ugu waa weyn ee dalka Ingiriiska ayaa warbixin ka diyaariyay  Hooyo Soomaali iyo wiilkeeda oo hoy la’aan ah kuwaasi oo darbi  jiif ku ah waddo ku taal magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Hooyadan iyo wiilkeeda ayaa muddo saddex sano hoy la’aan ah, waxaa gurigii ay degenaayeen laga soo saaray sanadkii 2014-kii, kaddib markii ay ku guuldareysteen inay iska bixiyaan kiradii guriga.

Hooyadan iyo wiilkeeda ayaa dhowr jeer la isku dayay in la dejiyo guri, lagana raro halka ay ku nool yihiin, si ay u helaan nolol ka wanaagsan tan ay iminka ku nool yihiin, waxaa loo soo bandhigay guri ay ku noolaadaan oo bishii ku kacaya lacag gaareysa 1,500 oo pound.

Balse waa ay diideen sida la sheegay, waxaana ay doorteen inay isaga noolaan wadada dhinaceeda Magaaladda London, illaa ay u yimaadeen qoysaskooda iyo bulshada Soomaalida ku nool London.

 

A day in the life of a homeless Somali Mother and son, who have lived on a bench outside Tooting Library, London, since 2014.

A day in the life of a homeless Somali Mother and son, who have lived on a bench outside Tooting Library, London, since 2014.

A day in the life of a homeless Somali Mother and son, who have lived on a bench outside Tooting Library, London, since 2014.

A day in the life of a homeless Somali Mother and son, who have lived on a bench outside Tooting Library, London, since 2014.

A day in the life of a homeless Somali Mother and son, who have lived on a bench outside Tooting Library, London, since 2014.

A day in the life of a homeless Somali Mother and son, who have lived on a bench outside Tooting Library, London, since 2014.

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII