Howlgal Balaaran Oo ka bilaawday Xaafado Ka Tirsan Kismaayo

0

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanka ilaalada nabad-galyada wadooyinka degmada Kismaayo oo fulinaya amar ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka dowlad goboleedka Jubbaland kaas oo ku saabsanaa shuruucda Gaadiidka,warqadda wadda-marista iyo aqoonsiga wadaha gaadiidka ayaa bilaabey howlgal lagu fulinayo amarrada ka soo baxay Wasaaradda.

Ciidanka ilaalada nabad-galyada wadooyinka ayaa maanta bilaabey howlgal lagu qab qabanayo Gaadiidka taarikada aan lahayn iyo wadayaasha aan wadanin aqoonsiga darawalnimo.

Ciidamada ayaa si gaar ah howlgalka uga sameeyay wadada halbowlaha u ah magaalada Kismaayo waxa ayna sameynayeen baaritaanno lagu kala ogaanayo Gaadiidka Taarikada leh iyo kuwa aan lahayn.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here