Howlgal lagu Soo qabtay Shabaab oo ka dhacay Sh.Hoose

0

Sida lagu qoray twitterka Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka dalka howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen xafiiska xisbada al-shabaab ee sabiid iyo caanoole ay kusoo qabteen laboxubnood oo al-shabaab ah, qalab walxaha qarxa ah iyo saanad ciidan.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in sababta ciidamada ammaanku ay u beegsanayaan alshabaab ay tahay marwaliba badbaadinta shacabka soomaaliyeed iyo guud ahaan dalka in laga saaro Al-shabaab.

Ciidamada ammaanka dalka ayaa kordhiyay howlagalada lagu xaqiijinayo ammaanka dalkaiyagoona sheega in mar waliba ay la dagaalamayaan al-shabaab inta dalka lagasaarayo.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here