Howlgallo Ka Dhan Ah Al Shabaab Oo Ka Socda Sh/ Hoose

0

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Maxamed Ibraahim Barre oo wareysi gaar ah siiyay shabakada dayniile  ayaa sheegay in howlgallo ka dhan ahay ka bilowdeen deegaanada gobolkaasi.

Guddoomiye Barre ayaa tilmaamay in u jeedka howlgalladaasi uu yahay, sidii Al Shabaab looga saari lahaa guud ahaan gobolka Shabeelaha Hoose.

Waxaana uu ka dalbaday dadka shacabka ah ee ku dhaqan gobolkaasi in ay soo dhaweeyaan Ciidamada, islamarkaana ay la shaqeeyaan.

Sikastaba ha ahaate waxaa laga dareemaya magooliyinka marka iyo shalaanbood in howlgalo amni ka socdana islamarkasne magaalooyinka lagu sugaayo amnigood waxaana ka goa.n gudoomiyaha in uu si xuriyad ah loogu safri karo shabeelada hoose.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here