Itoobiya oo saddex sano gudahood ku dhoofineysa shidaal laga helay Deegaanka Soomaalida

0

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay bilaabaneyso dhoofinta shidaal laga deegaanka Soomaalida, taasoo noqoneysa markii u horeysay.

Wasaaradda Macdanta, Shidaalka iyo Saliidda Dabiiciga ah ee Itoobiya ayaa sheegtay in soo saarista shidaalka laga helay deegaanka Soomaalida lagu soo gabagabeyn doono muddo saddex sano ah.

Qasala Tadese oo ah Agaasinka Waaxda Maamulka Shatiyada Shidaalka ayaa sheegtay in la qodayo boqolaal ceelal oo kale, isla markaana la fulinayo mashaariic waa weyn oo kaabayaasha dhaqaalaha.

Sidoo kale waxaa ay sheegtay in marxalado dhowr ah ay ka horeeyaan inta aan la soo saarin shidaalka.

Ceelasha shidaalka ee la daahfuray ayaa waxa ay ku yaallaan deegaannada Kaali iyo Ilaalo oo ka tirsan deegaanka Soomalida ee dalka Itoobiya.

Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu magacaabo Poly-CGL ayaa shidaalka ay ka heshay goobahaas lagu qiyaasay 6 ilaa 8 Trillion Cubic Feet

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here