Itoobiya Oo Saldhig Ciidan Oo Bada Dhisanaysa

0

 

Taliye Ku-xigeenka Abaanduulaha Ciidamada Itoobiya General Burhanu Julla .ayaa Sheegay In Dalkiisu Go’aansaday Inuu Saldhig Ciidan Ka Samaysto Meel Udhaw Xeebaha Badacas Iyo Badweynta Hindiya Laakiin Jananku Goobta Ay Dhisanayaan Ma Carabaabin.

Taliye Ku-xigeenka Abaanduulka Ciidamada Itoobiya oo Waraysi Siinayey Warbaahinta Local-ka ah ee Gudaha Itoobiya Waxa Uu Usheegay In Saldhigan Ciidanka Bada Lagu Qalabayn Doono Qalab Technology ah oo Casriya Waxa Uu Iswaydiiyey Ahmiyada Dalkiisa Uleedahay Ciidamo Badeed Isagoo Yidhi”Aad baanu Ugu Dhawnahay Badacas Iyo Badweynta Hindiya Mana Lihin Marin Badeed Waxaanu Arkaynaa Dalal Saldhigyo Ciidan Ka Samaynaya Eriterea Iyo Puntland Iyo Somaliya Macquul Maaha Annagoo Xeebaha Ujirna Masaafo Gaadhaysa 60-km Hadana Aanu Lahayn Marin Biyood. Itoobiya Markay Hesho Saldhiga Ciidan.Laasim Waxna Way Kala Soo Dagaysaa Waxna Way Ka Dhoofsanaysaa Waxaanu La Shirnay Dawlado Kale Si Dib Loogu Eego Nidaamka Sharciyeed Ee Badaha Badacas Iyo Badweynta Hindiya Dawlado Aan Udhawayn Xeebahan Ayaa Hadana Saldhigyo Kuleh Maxaa Udiidaya Inay Itoobiya Sidan Oo Kale Samayso.

Taliyuhu Waxa Isaga Oo Hadalkiisa Sii Wata Leeyahay Waa Inaan Ka Muuqano Joogitaankayaga Badacas Iyo Badweynta Hindiya Waxaanu Nahay Dawlad Dadkeedu Gaadhayaan 100-Million Mana Jirto Sabab Itoobiya Xabsi Isugaliso Tanyo Markii Eriterea Naga Goosatay Sanadkii 1991 Ciidan Badeed Maanu Yeelan . Muddo 27-Sanno ah.

Iswaydii Akhriste Itoobiya Bad Malaha Xagay Ku socotaa Waxay Ku Socotaa Xabaheena Dhulka Soomaliyeed Oo Baylaha Waxaa Geeska Africa Ku Dhacay Geopolitics .

Cabdi Yaasiin Yool
Journalist.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here