K/Galbeed oo ku kala qeybsantey hakintra xiriirka DF iyo KGS

0

Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa ku kala qeybsamay talaabada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed uu ku hakiyay wada shaqeyntii dowladda dhexe kala dhaxeysay

Xildhibaanada ayaa kulamo gaar gaar ah ku yeeshay maalmihii la soo dhaafay magaalada Baydhabo waxa ayna siyaabooyin kala duwan ugu hadleen qodobadii ka soo baxay shiirkii Kismaayo iyo go’aanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada qaar ayaa difaacay wax qabadka dowladda dhexe halka kuwa kalena ay sheegeen in dowladda dhexe aysan waxbo u qaban shacabka iyo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Ibraahim Cali Aadan waxa uu ka mid yahay Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed waxa uu Idaacada Risaala u sheegay in Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ay ka baxeen balan qaad ay u sameeyeen shacabka.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ay ku taageerayaan go’aanka ay ku hakiyeen wada shaqeynta dowladda dhexe kala dhaxeysay.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here