Koofur  Afrikaan Careysan oo Boobay Goobo Ganacsi oo ay Lahaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed

Goobahaan Ganacsi oo ay lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa xalay Boob u geestay Shacab careysan oo u dhashay dalkaasi Koonfur Afrika kadib markii ay weerar ku qaadeen.

Arrintaan ayaa loo sababaeeyay in ka hor boobka uu xoogaa muran dhexmaray qaar ka mid ah Shacab Koonfur Afrikaan ah iyo mid ka kid ah Ganacsatada Soomaliyed kaas oo ugu dambeyn isku bedelay boobka Gnacsatada Soomaaliyeed.

Mid ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed  ayaa sheegay in dhacddaan ay ka dhacday Xaafada lagu Magacabo Paarl oo qiyaastii 40 km u jirta magaalada Cape Town ee Dalkaasi Koonfur Afrika.

Ciidamo ka tirsan Booliiska Koonfru Afrika ayaa Goobta gaaray kuwaas oo ugu dambeyn xal ka gaaray murankii sababay boobka ee u dhaxeeyay Shacab ka tirsan Koonfur Afrika iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxa uu ka mid yahay dalalka inta badan dhibatooyinka loogu geesto Muwaadininta Sooamaliyeed, iyad aoo horay loogu geestay dilal dhac iyo waliba afduub

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII