Kulan deg deg ah oo ay leeyihiin golaha wasiirada oo goordhaw ka bilawday villa somaliya

Golaha wasiirada oo uu shir gudoominaayo R/wasaare xasan cali qayre ayaa waxa uu ka socdaa magaalada muqdisho kaas oo la filayo in looga wada hadlo sidii loo magacaabi lahaa taliyaasha ciidamada nabad sugida iyo Booliska.

Xarunta uu kulan ka socdo ayaa waxaa ku sugan inta badan golaha wasiirada iyo saxaafada qeybeeheda kala duwan oo looga yeeray si ay goob joog ugu noqdaan goanka magcaabista taliyaasha nabad sugida kuwaas oo durba la magacaabay taliyaha nabad sugida Mr Khaalid.

Waxaana hada la sugaaya in lagu dhawaaqo taliyaha ciidanka booliiska soomaliyeed kaas hada la sugaayo ku dhawaaqistiisa waxaan ay badalyaan taliyihii hore ee nabad sugida sanbaloolshe iyo Gen saacid oo kala heystay Nabad sugid iyo Booliska .

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII